Wafdi ka socda Kenya oo Muqdisho kusoo jeeda iyo xog ku aadan Ujeedka Socdaalkooda

Wafdi ka socda dowlada Kenya ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan soo gaaraan magaalada Muqdisho si ay wadahadalo lagu xalinayo khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ula yeeshaan Madax katirsan Dowlada Federaalka. Khilaafka u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa gaaray meeshii ugu xumeyd, waxaana labada dowladood kala qaateen safaaradahooda ,iyadoona xiligan uusan … Continue reading Wafdi ka socda Kenya oo Muqdisho kusoo jeeda iyo xog ku aadan Ujeedka Socdaalkooda